Get Adobe Flash player

Boqashada Dadka



Adkaar Waysada

Alfabet Arabic

Towziculquran

Towziculquran

Tarbiyada Caruurta

Al Asma Husna

http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/456.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/43.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/23.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/IMG_2821.jpg
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/hiiio.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/bvbvwe.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/DUGSI.png
http://www.towziculquran.com/wp-content/uploads/2017/11/Skype-Classes-to-Learn-Quran-Online-1024x670.png

Naga Soowaca/imo/video +252615222665

Towziculquran Online waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto, Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya.

Towziculquran Online  wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba madrasadu waxay siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku.

Madrasada waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.
Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

Machadka Towziculquran Online Shuruudihiisa waxaa ka mid ah:-

  1. In wakhtiga xiisadaha la ilaaliyo.
  2. Haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka.
  3. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray .
  4. Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo.
  5. Haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm.

  1. Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6. Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga

Hoos Nagala soo xiriir

+252615222665

maxamedc611@gmail.com

macalim towziculquran

+252615222665

+252615222665

Machadka Towziculquran Online waxaa himilooyinkiisa asaas u ah qodobadan soo socda insha allah:-

  1. In jiilka cusub maskaxdoodu ay ku baar baarto kitaabka Alle S.w iyo Sunada Nabigigeena (NNKH).
  2. In bulshadeenu aysan cidna marti uga noqon barashada diinta islaamka goob walba iyo goor walba.
  3. In lahelo aqoonyahanno da’yar oo xambaarsan kitaabka Alle iyo Sunada Nabiga .
  4. In guri walbo laga helo tiro kamid ah qoyska oo xafidul quran ah.
  5. In si wadajir ah loola dagaallamo jahliga.

Riir Call Skype

Skype

Towzicul Quran

Riix Skypega Hoos

Towziculquran Online

Towziculquran.com

SHATIBI QURAN

Tartan Quraanka